Gaalkacyo —
Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno...
Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay...
JABUTI— Xarunta lagu gawraco xoolaha ee dalka Djibouti ayaa todobaadkaan lagu soo gaba gabeeyay, tababar sare loogu qaadayay tayada aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya...
Ankara —
Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...
Tel Aviv —
Ra’iisul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay marki ugu horreysay hor yimi maxkamad, si uu u wajaho eedo musuq maasuq...
Addis-Ababa —
Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan...
Boosaaso —
Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso.
Isuduwaha wasaaradda...