24.8 C
Mogadishu

Tag: soo

Dhallinyarada sameeya alaabta guryaha oo ku soo badanaya Boosaaso

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado...

Faaqidaadda: Xukuumadda uu soo dhisay madaxweynaha Somaliland

Faaqidaadda: Xukuumadda uu soo dhisay madaxweynaha Somaliland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadkan ku saabsan yahay xukummadii uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Read...

Dhallinyaro Soomaali ah oo dib looga soo celiyey Libya

Muqdisho —  Ku dhowaad 180 dhallinyaro tahriibayaal Soomaali ah, oo ku dhibaateysnaa dalka Libya, ayaa shalay ay dalka dib ugu soo celisay dowladda Soomaaliya...

Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...

Netanyahu oo maxkamad loo soo taagay musuq-maasuq

Tel Aviv —  Ra’iisul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa Talaadadi shalay marki ugu horreysay hor yimi maxkamad, si uu u wajaho eedo musuq maasuq...

Qaar ka mid ah ciidamada Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray

Qaar ka mid ah ciidamada Koonfur Galbeed oo tababar loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa tababar loogu soo...

Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda

Addis-Ababa —  Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan...

Warshad soo saareysa haamaha oksejiinta oo laga furay Boosaaso

Boosaaso —  Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso. Isuduwaha wasaaradda...

Cumar Faatax oo isu soo taagay xilka duqa Minneaplos

Minneapolis —  Senator Cumar Faatax oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Sharci-dejinta Minnesota, ayaa ka mid noqday murashaxiin isu soo taagay xilka duqa magaalada...

Qaraxii Hotel Shamo oo 15 sano ay ka soo wareegtay

Muqdisho —  Shalay oo ku beegneyd 3-di December ee sannadkaan 2024-ka, waxay beegneyd 15-sano guuradi kasoo wareegatay qarraxii Hotel Shamo wee magaalada Muqdisho.Qaraxaas oo...

Halista tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo dib u soo cusboonaatay

Boosaaso —  Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar...

Mooto Bajaajta oo ku soo badaneysa Jabuti

Jabuuti —  Mootada saddexda lugooleyda bajaaj ayaa sannadihi dhawaa aad ugu soo badaneysay dalalka Bariga Africa.Dalka Jabuuti, bajaajtu waa ka mamnuuc in lagu dhex...

Recent articles

spot_img