Caalamka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan oo ku baaqay heshiis aan dagaal ahayn oo u dhexeeya siddeeda dal ee Gacanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Cumaan, Sayyid Badr Albusaidi, ayaa ku baaqay heshiis aan dagaal ahayn oo u dhexeeya siddeeda dal ee xeebaha Gacanka, oo ay ku jiraan lixda xubnaha Golaha Iskaashiga Gacanka iyo Ciraaq iyo Iiraan. Waxa uu sheegay in heshiiskaasi uu yahay…

















