25.5 C
Mogadishu

Tag: soo

Nigeria oo lagu soo gaba gabeeyay shirka dib u dajinta qaxootiga caalamka

Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay...

Faaqidaadda: Qodobadii ka soo baxay shirkii Heritage ee Jabuuti

Jabuuti —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabihii looga hadlay, kana soo baxay shirkii madashai aragti wadaagga Soomaalida ee Machadka...

Shirka Heritage oo lagu soo geba-gebeeyey Jabuuti

Jabuuti —  Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka...

Hal abuurada ganacsi ee dhallinyarada oo ku soo badanaya Boosaaso

Boosaaso —  Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada...

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo soo dhammaatay

Hargeysa —  Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse...

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi

Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka...

Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

NISA oo sheegtay in ay soo qabatay rag dil ka gaystay Muqdisho

Muqdisho —  Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidankeeda ay gacanta ku soo dhigeen labo eedeysane oo loo...

Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

Hargeysa —  Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee...

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray

Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah...

Soomaali laga soo celiyey Tunisia oo maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Qaxooti Soomaali ah oo laga soo celiyey dalka Tunisia ayaa maanta ka soo degey garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho.Dowladda federaalka Soomaaliya...

Wareysi: Maxay yihiin Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka?

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa dhawaan booqasho ku tegey dalka Jarmalka, halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiya dalka Jarmalka Olaf Scholz. Xasan...

Recent articles

spot_img