21.6 C
New York

Wareysi: Maxay yihiin Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka?

Published:


Muqdisho — 
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa dhawaan booqasho ku tegey dalka Jarmalka, halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiya dalka Jarmalka Olaf Scholz.
Xasan Sheekh iyo Scholz ayaa ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay sidii Soomaaliya dib loogu celin lahaa muwaadiniin Soomaali ah oo dalka Jarmalka ku sugan
Haddaba wasiiru dowlaha arrimaha dibada Cali Cumar Cali Balcad ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay weydiisay waxa ay yihiin dadkan la soo celinayo.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img