25.6 C
Mogadishu

Tag: Maxay

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Maxay ka dhigantahay guusha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada?

MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan. Haddaba,...

Waa maxay ujeedka uu Xamza u tegay Baydhaba?

Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay tagay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka...

Bandhigga VOA: Maxay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhacday?

Hargeysa —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda...

Maxay hadda qabtaan ganacsatadii uu ka gubtay suuqa Waaheen?

Hargeysa —  Dhawaan ayaa lagu wadaa in dib loo furo Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaasi oo gubtay muddo hadda laga joogo laba sano...

Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

Wareysi: Maxay yihiin Soomaalida laga soo celinayo Jarmalka?

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa dhawaan booqasho ku tegey dalka Jarmalka, halkaasi oo uu kula kulmay hogaamiya dalka Jarmalka Olaf Scholz. Xasan...

Maxay Sucad iyo Farxiya uga hadleen buugooda Hiigsi iyo Hagardaamo?

GAROWE — Magaalada Garowe waxa lagu soo bandhigay buug loogu magac daray Hiigsi iyo Hagardaamo, kaas oo ay qoreen laba gabdhood oo walaala...

Waa maxay ujeedka socdaalka Xasan Sheekh ee dalalka Bariga Afrika?

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, wadamada Uganda, Brundi...

Maxay isku hayaan Cabdi Xaashi iyo Saalax?

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa gaashaanka u daruuray tallaabo uu gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabullaahi sheegay in uu...

Maxay ka wada-hadleen Afwerki, Siisi iyo Xasan Sheekh?

Asmara —  Madaxweynayaasha Masar Abdel Fattah Al-Sisi, Eritrea Isaias Afwerki, iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah ku kulmay magaalada Asmara...

Faaqidaada Toddobaadka: Labo sano ka dib maxay qabatay xukuumadda Soomaaliya?

Ku soo dhowaada barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka oo aan maanta ku eegeyno, laba sano ka dib waxqabadka dawladda Soomaaliya, waxyaabihii ay ka gaabisay iyo...

Maxay Kamala Harris kaga hadli doontaa khudbaddeeda?

CHICAGO - Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris ayaa goor dhow hadal ka jeedin doonta shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee ka socda magaalada Chicago,...

Recent articles

spot_img