Maxay Sucad iyo Farxiya uga hadleen buugooda Hiigsi iyo Hagardaamo?

0
180


GAROWE — Magaalada Garowe waxa lagu soo bandhigay buug loogu magac daray Hiigsi iyo Hagardaamo, kaas oo ay qoreen laba gabdhood oo walaala ah, Sucad Qasim iyo Farxiya Qasim.
Gabdhahan ayaa buugga uga hadlay dhibaatooyinka ay kala kulmeen nolasha qurbaha, kadib markii ay dhaceen dagaaladii sokeeye iyo qaar ka mid ah walaalidkood oo geeriyooday. Sheekada gabadhan oo xiiso leh, waxaa warbixintan ku eegaya wariyaha VOA-da ee Garowe, Nux Muse Birjeb.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here