28.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Wararka: AFRICOM oo xaqiijisay duqayn 4-tii Sebteembar lagu qaaday …

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey inuu 4-tii Sebteembar duqayn cirka ah ku qaaday Al-Shabaab. Duqaynta ayaa lagu fuliyey iskaashi lala yeeshay...

Wararka: FAO iyo SoDMA Ka Wada Hadlay U Diyaargarowga Fatahaadaha S…

Muqdisho, 9 Sebteembar — Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle,...

Wararka: Golaha Aqalka Sare oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiya…

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise-sharciyeedka la-dagaallanka burcad-badeedda iyo ka-hortagga afduubka. Wararka Soomaaliya Hindise-sharciyeedkan ayaa ka mid...

Wararka: Cali Xoosh oo ka badbaaday mooshinkii xilka looga tuurayay…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda...

Wararka: Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne + Khasaaraha

Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay xaafadda Buundo Weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka...

Wararka: Barlamaanka Somalia oo ansixiyey sharci muran ka dhashay f…

Dood xooggan oo ku aaddan xeebaha Puntland iyo saamaynta ka dhalatay falalka afduubka ee ay geysanayaan… Wararka Soomaaliya Dood xooggan oo ku aaddan xeebaha Puntland iyo...

Wararka: Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka tegaya Muqdisho kadib…

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Turkiga u...

Wararka: DF oo ku adkeysatay arrin la xiriirta bixitaanka UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya UNTMIS oo uu...

Wararka: Soomaaliya ma u diyaarsan tahay inay la wareegto mas’uuliy…

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay awood u leedahay inay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga dalka haddii ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM ka...

Wararka: Ehelada marxuum Axmed Haamay oo lagu aasay Galkacyo ayaa b…

Qaar kamid ah isimada dhaqanka Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Galkacyo iyo qaybaha kala duwan… Wararka Soomaaliya Qaar kamid ah isimada dhaqanka Puntland, maamulka gobolka...

Wararka: Garabka Lafta-gareen oo ka hadlay qaabkii loo abaabuley we…

Garabka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa soo saaray warbixin ku saabsan… Wararka Soomaaliya Garabka Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan...

Wararka: Qarax miino oo Beledweyne ku dilay hal qof, laba kalena dh…

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii miino dhulka lagu aasay ay saaka oo Arbaco ah ku...

Recent articles