19.9 C
New York

Maxay ka wada-hadleen Afwerki, Siisi iyo Xasan Sheekh?

Published:


Asmara — 
Madaxweynayaasha Masar Abdel Fattah Al-Sisi, Eritrea Isaias Afwerki, iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah ku kulmay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.Shir madaxeed saddex geesood ah oo ay madaxdan yeesheen ayey diiradda ku saareen xoojinta xiriirka saddexda dal iyo wax ka qabashada amniga gobolka.Kulanka ayaa imanaya ayada oo ay jirto xiisadda kacsan ee gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan xiriirka Muqdisho iyo Addis Ababa oo aad u xumaaday.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img