25.6 C
Mogadishu

Tag: Sheekh

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Jimco, May 15, 2025-Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in dalka uu ka gudbo Doorashadii dadbaneyd loona gudbo mid Qof...

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ku...

Somali diplomat Nuur Mohamud Sheekh named AU Commission spokesperson

Friday March 14, 2025FILE - Nuur Mohamud Sheekh, former spokesperson for the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), speaks at Chatham HouseMogadishu (HOL) —...

Isniin, Mar 10, 2025-Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka oo beeniyay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu duray Digniintii amni ee kasoo baxday Safaarada Mareykanka ...

Abiy Ahmed iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Khamiista maanta ah gaaray Muqdisho si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas...

Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan ‘ciddii matali lahayd’

Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan 'ciddii matali lahayd' Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa...

Martida Makarafoonka: Mahdi Cumar Sheekh

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xabbad Joojinta ka hergashay Gaza, waxaana marti ku ah Mahdi Cumar Sheekh...

Talaado, Jan 21, 2025-Wasiir Cali Xoosh ” Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo”

Wasiir Cali Xoosh " Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo" ...

Talaado, Jan 21, 2025-Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhooweyay diiwangelibta Ururada Siyaasada Dalka

Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhooweyay diiwangelibta Ururada Siyaasada Dalka ...

Talaado, Jan 21, 2025-Madaxtooyada Soomaaliya oo shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh la guddoon siinayo abaalmarinta Hoggaaminta Madaxweynimo ee Afrika

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qeyb galaya Shirweynaha...

Talaado, Jan 21, 2025-Xisbiga Himilo Qaran oo uga digtay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Doorasho u gaar ah qabsado

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - War qoraal ah usoo saaray Xisbiga Himilo Qaran ayuu ku sheegay in uu si dhaw ula socdo...

Wareysi: Cali Balcad oo faah-faahiyey kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy

Muqdisho —  Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in xiriirkoodii ay dib u soo celiyeen, iyadoo dhinaca kalena Masar ay Qaahira ka sheegtay in...

Recent articles

spot_img