26.8 C
Mogadishu

Tag: Sheekh

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle

Jabuuti —  Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta gaaray Djibouti

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib...

Afwerki iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Asmara

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki. Labada madaxweyne...

Madaxweyne Xassan Sheekh oo Asmara ku Suggan

WASHINGTON —  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee maanta(December, 25 2024) tagay Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritria. Waa markii...

Xasan Sheekh iyo Abiy oo la filayo in ay ku kulmaan Ankara

Ankara —  Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Tanzania

Arusha —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Arusha ee dalka Tanzania.Qoraal ka soo baxay...

Dowladda Xasan Sheekh oo wajaheysa mowjado siyaasadeed

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad...

Barnaamij gaar ah: Safarka Xasan Sheekh ee Jarmalka iyo muranka hareeyey

Berlin —  Barnaamijkan gaarka ah waxa uu ku saabsan yahay booqashada madxaxweynaha Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Jarmalka iyo hadal...

Shariif oo ka falceliyay codsigii Xasan Sheekh u diray baarlamanka

Muqdisho —  Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Sharif Sheekh Axmed ayaa Sabtidii shalay ka nasiib darro ku tilmaamay go'aankii uu shalay baarlamanka Soomaaliya ku aqbalay...

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud

Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay...

Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...

Xasan Sheekh iyo Ruto oo ku kulmay Nairobi

Nairobi —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay gaaray magaalada Nairobi, ayaa maanta Aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto.Socdaalka...

Recent articles

spot_img