22.9 C
New York

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle

Published:

[ad_1]

Jabuuti — 
Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed ay kaga hadleen xaaladdfa Soomaaliya, gaar ahaan xilliga kala guurka ah ee ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ay xilka wareejinayaan.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Jabuuti ka soo diray Ramadaan Muuse.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img