20.4 C
New York

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud

Published:



Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan, si ay dowladda ugala shaqeeyaan howlo uu sheegay in ay muhiim u yihiin dalka.
Xildhibaannada ayaa fasax geli lahaa 6 bishan November.
Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

No media source currently available

Pop-out player


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img