Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, wadamada Uganda, Brundi...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la...
Asmara —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...
Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin...
Hargeysa —
Somaliland ayaa xalay laga xusay munaasabada 26-ka June. Somaliland waxay horay u sheegtay in midnimadii ay la gaartay Koonfurta Soomaaliya ay la...