Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go’an tahay doorasho qof iyo cod ah

0
194


Muqdisho — 
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin doonaan doorasho qof iyo cod dhammaadka muddo xileedkiisa.Falanqeeyeyaasha ayaa qaba in muddada u harsan madaxweyne Xasan Sheekh ay adag tahay in lagu gaaro doorashada qof iyo cod ah, haddii aan la dhameynin arrimo muhiim oo horyaalla maamulkiisa.Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa noo diyaariye Cabduqlaadir Maxamed Mursal Samakaab.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here