25.6 C
Mogadishu

Tag: doorasho

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Read More

Muqdisho diyaar ma u tahay doorasho qof iyo cod ah ?

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey waxa ay waday dadaalo la xiriira sidii guud ahaan dalka looga qaban lahaa doorashooyin qof...

Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

Talaado, Jan 21, 2025-Xisbiga Himilo Qaran oo uga digtay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Doorasho u gaar ah qabsado

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - War qoraal ah usoo saaray Xisbiga Himilo Qaran ayuu ku sheegay in uu si dhaw ula socdo...

Wasiir Cali Xoosh: Dalka wuxuu aadayaa doorasho – Wareysi

Muqdisho —  Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici...

Dowladda oo sheegtay in ay doorasho ka qabaneyso Gedo

Garbahaarey —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 8 degmo oo ka mid ah gobolka Gedo loo asteeyey in ay ka dhacdo doorasho...

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ma ka dhici kartaa Soomaaliya? Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof...

BFS oo tallaabo kale u qaaday doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka xisbiyada iyo doorashooyinka dalka, kaasi oo ay usoo gudbiyeen golaha wasiirada.Sharciga...

Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad...

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah

Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo...

Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Belgium

Brussels —  Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka...

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay doorasho aad xasaasi u aheyd

Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka...

Recent articles

spot_img