Faaqidaadda: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?

0
156


Muqdisho — 
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda la xiriirta doorashada qof iyo cod ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo aad la isugu khilaafsan yahay. Haddaba xilligan doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya?Waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here