25.1 C
New York

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah

Published:

[ad_1]

Dhuusamareeb — 
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa Sabtidi shalay ku dhawaaqay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorashooyin qof iyo iyo cod ah, taasoo lagu soo dooran doono madaxweynaha iyo xildhibaannada soo socda.Warbixin ku saabsan arrinkaasi waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Mursal Samakaab.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img