Xasan Sheekh iyo Musevini oo dhowr qodob ku heshiiyey

0
150


Kampala — 
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Yoweri Muvanei oo Sabtidii shalay ku kulmay magaalada Kampala ayaa sheegay, in ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin nabadda iyo xasilloonida mandiqadda Bariga Africa gaar ahaan Soomaaliya.Markii uu shirkooda soo dhamaaday ayaa gababadii laga soo saaray war-murtiyeed ay ku faahfaafiyeen waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee ay isla garteen labada hogaamiye.Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa warbin ku saabsan nooga diyaariyay.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here