21.2 C
New York

Shirka Heritage oo lagu soo geba-gebeeyey Jabuuti

Published:


Jabuuti — 
Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday halkaas.Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Machadka Heritage ee daraasaadka siyaasadda ee fadhigiisuyahay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galay mas’uuliyiin iyo aqoonyahanno Soomaali ah.Wariyaha VOA-da Sagal Saciid Faarax ayaa warkan soo dirtay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img