26.4 C
Mogadishu

Tag: Heritage

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Shirka Heritage oo lagu soo geba-gebeeyey Jabuuti

Jabuuti —  Magaalada Jabuuti waxaa Arbacada maanta ah lagu soo gabagabeeyay shirka sanadeedka 8-aad ee madasha aragti wadaagga Soomaalida oo maalmihii lasoo dhaafay ka...

Shirka Heritage ee Jabuuti oo maanta lasoo gaba-gabeynayo

Jabuuti —  Kaddib laba maalin oo ay dhaceen doodo wax ku ool ahaa oo ay aragtiyadoodu ku soo gudbiyeen ka qeybgalayaasha, ayaa maanta oo...

Shirka Heritage ee Jabuuti oo galay maalinti labaad

Jabuuti —  Shirka sannadlaha ah ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee ka socda magaalada Jabuti ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirka ayaa sanadkaan waxaa...

Shirka sannadlaha ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

Jabuuti —  Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, waxaa saakay oo Axad ah ka furmay Shirka Sanadlaha ee ee Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Shirkaan...

Heritage oo warbixin ka soo saartay xaaladda siyaasadda Soomaaliya

Muqdisho —  Machadka cilmi barista Haritage ayaa Sabtidi shalay soo saaray, warbixin uu diiradda ku saaray xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka taagan Soomaaliya, gaar...

Recent articles

spot_img