25.2 C
New York

Heritage oo warbixin ka soo saartay xaaladda siyaasadda Soomaaliya

Published:


Muqdisho — 
Machadka cilmi barista Haritage ayaa Sabtidi shalay soo saaray, warbixin uu diiradda ku saaray xaaladaha siyaasadeed ee hadda ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan natiijooyini dhawaan kasoo baxay shirki Golaha Wadatashiga Qaran.Warbixinta ayaa saluugtay ka maqnaansha Puntland iyo Jubaland ee muddadii uu socday kulankii u dambeeyay ee madaxda sare ee dalka. Mursal Saneey, oo ah Agaasimaha Machadka Heritage ayaan weydiiyay, faahfaahinta warbixinta ay soo saareen.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img