27.7 C
New York

Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

Published:


Hargeysa — 
Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee ku tartamaya.
Wadaadada ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka codeynaya iyo warbaahinta inay ka fogaadaan waxii wax u dhimaya xasilloonida, ciidanka amnigana ku boorriyay sugidda amniga.
Sagal Mustafa Xsan ayaa warkan kasoo dirtay Hargaysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img