21.4 C
New York

Hal abuurada ganacsi ee dhallinyarada oo ku soo badanaya Boosaaso

Published:


Boosaaso — 
Shaqo la’aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada la imanaysa hal-abuurrada ganacsi.Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA ee Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img