24.5 C
Mogadishu

Tag: badanaya

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Dhallinyarada sameeya alaabta guryaha oo ku soo badanaya Boosaaso

Boosaaso —  Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado...

Hal abuurada ganacsi ee dhallinyarada oo ku soo badanaya Boosaaso

Boosaaso —  Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada...

Wareysi: Kansarka naasaha oo ku soo badanaya Soomaaliya

Muqdisho —  Bishaan October, waxay meelo badan oo dunida ah ugu asteysan tahay Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha.Khubarrada iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sameeya olole caafimaad...

Warbixin: Afduubyada ku soo badanaya Gaarisa

Dalka Kenya waxaa ku soo badanaya afduubka loo geysto dhalinyarada tasoo shacabku ay ku eedeeyaan laamaha ammaanka ee Kenya, halka ciidamada booliskuna ay...

Wareysi: Xanuunka Cagaarshowga oo ku soo badanaya Soomaaliya

Sanad kasta Isbuucaan oo kale 28-ka July, waxaa dadka dunida laga wacyi-geliyaa xanuunka Cagaarshow-ga oo ah mid leh helis caafimaad, loona baahan yahay...

Kufsiga oo ku soo badanaya deegaanada Somaliland

Hargeysa —  Waxaa gobollada Somaliland sanadahan danbe ku soo badanayay kufsiga loo gaysto dumarka iyadoo marar qaarna ay dhacaan kufsi ay dhallinyaro si koox...

Shilalka baabuurta oo ku soo badanaya Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada...

Recent articles

spot_img