Shilalka baabuurta oo ku soo badanaya Muqdisho

0
150


Muqdisho — 
Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada caasimadda oo badatay iyo waddooyinka oo aad u liita ayaa la sheegay inay sabab u yihiin in shilalka ay bataan.Warbixintan waxaa soo diray Xasaan Kaafi Qoyste.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here