33.6 C
New York

Dhallinyarada sameeya alaabta guryaha oo ku soo badanaya Boosaaso

Published:

[ad_1]

Boosaaso — 
Magaalada Boosaaso ayaa waxaa sanadihii ugu danbeeeyay ku soo kordhaaye dhallinyaro ku shaqaysta xirfada sameynta alaabta guryaha, kuwaas oo soo saara naqshado kal duwan oo u dhigma alaabta dibadda laga soo dhoofiyo.Dhallinyarada ayaa sheegay in nooc kasta oo jiifafka iyo fadhiyada guryaha ee dibadda laga keeno ay iyagana dib u sameeyaan, xirfaddaas oo oo shaqooyin ay ka abuurteen.Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa arrimhan ka waraystay Injineer Cabdalle Maxamed Saalim, oo ah xirfadle ku shaqeysta farsamada gacanta oo ka mid ah dhallinyaradaas.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img