25.8 C
New York

Kufsiga oo ku soo badanaya deegaanada Somaliland

Published:


Hargeysa — 
Waxaa gobollada Somaliland sanadahan danbe ku soo badanayay kufsiga loo gaysto dumarka iyadoo marar qaarna ay dhacaan kufsi ay dhallinyaro si koox koox ah u fuliyaan.Madaxweynaha Somaliland Muusee Cabdi oo la hadlay golaha sharci dajinta ayaa si adag uga hadlay dambiyada kufsiga dumarka iyo tacaddiyada loo geysto, halka arrinkaan sharci yaqaannada ay sheegeen in lagu joojin karo kaliya ilaa laga soo saaro sharciyo adag.Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img