32 C
New York

Cumar Faatax oo isu soo taagay xilka duqa Minneaplos

Published:

[ad_1]

Minneapolis — 
Senator Cumar Faatax oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Sharci-dejinta Minnesota, ayaa ka mid noqday murashaxiin isu soo taagay xilka duqa magaalada Minneapolis.
Doorashada Duqa Magaalada oo dhici doonta bisha November ee sanadka soo socda ee 2025-ka, ayaa haddii la doorto Cumar Faatax, waxa uu noqonayaa Soomaaligii ugu horeeyay ee loo caleema-saaro Duqa magaalada Minneapolis.
Wariyaha VOA Mascadde ayaa warbixintan ka soo diray Minneapolis.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img