26.8 C
Mogadishu

Tag: soo

Beeraleyda Sool oo kordhiyay wax soo saarka khudaarta

LAASCAANOOD — Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki...

Xaalado bani’aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool

Xaalado bani'aadannimo oo laga soo sheegayo Bay iyo Bakool Read More

Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo ay maraakiibta ku soo gaaraan

Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday xeebaha dalka Shiinaha.Maraakiibta...

Goobaha casriga ee lagu caweeyo oo ku soo badanaya Hargeysa

Goobaha casriga ee lagu caweeyo oo ku soo badanaya Hargeysa Read More

Dhismooyinka dhaadheer oo ku soo badanaya Muqdisho

MUQDISHO — Waxaa sii badanaya guryaha dabaqyada ah ee laga dhisayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, oo ka soo kabaneysay colaado sokeeyey oo...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in ay soo celiyaan xiriirkooda

Addis-Ababa —  Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan oo kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah iyada oo loo...

Go’aanno laga soo saaray xallinta colaad beeleedyada Mudug

Gaalkacyo —  Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno...

Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada

Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay...

Maxaa ka soo baxay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya?

Muqdisho —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga...

War-murtiyeed laga soo saaray kulankii Xasan Sheekh iyo Geelle

Jabuuti —  Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed...

Tababar Jabuti loogu soo xiray shaqaalaha gowraca xoolaha

JABUTI— Xarunta lagu gawraco xoolaha ee dalka Djibouti ayaa todobaadkaan lagu soo gaba gabeeyay, tababar sare loogu qaadayay tayada aqoonta shaqaalaha ka shaqeeya...

Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo

MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga...

Recent articles

spot_img