Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo

0
176


MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah.
Hadalkaan ayaa laga sheegay kulan ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka.Maamulka ayaa sidoo kale ka hadlay sidii laga yeeli lahaa bilicda Caasimadda Muqdisho. Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrinkaasi quseeysa soo diray.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here