25.9 C
Mogadishu

Tag: cusub

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey gobolka Bari

Boosaaso —  Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah la beegsaday kooxda Daacishta-Soomaaliya, isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa sidaas Axaddii shaaciyey Taliska Ciidanka Mareykanka...

Soomaalida Tahriibayaasha ah iyo Marinka cusub ee Morocco iyo Mauritania, wareysi

Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay wararka la xiriira, muhaajiriinta sharci-darrada ah ee doonaya in ay u safraan Yurub oo Soomaalina ay ku...

Martida Makarafoonka: Dagaalka Sudan oo galay waji cusub

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiisyo cusub

Qaahira —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada...

Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland oo la ansixiyey

Hargeysa —  Baarlamanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay wasiirrada cusub ee xukuumadda madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.Dowladda cusub ee Somalland ayaa shaqadeeda billaabaysa iyadoo Somalland ay ka...

Xukuumadda cusub ee Somaliland ‘oo dib u eegaysa’ is-afgaradkii Itoobiya

Hargeysa —  Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ilaa hadda aanu arag qodobadii ku qornaa heshiiskii is-afgarad...

Martida Makrafoonka: Soomaaliya iyo sanadka cusub ee 2025

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku...

Golaha Ammaanka Oo Ansixisay Ciidamo Cusub Oo La Geeyo Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay...

Muxuu ka dhigan yahay hadalka Deni ee lacagta cusub?

Garoowe —  Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in...

Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo

MUQDISHO— Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Axaddii shalay sheegay, in Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah. Hadalkaan ayaa laga...

Ganacstada Soomaalida ee Kenya oo ka Hadlay Maalgashiga Mashruuca Muqdishada Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan Muqdisho kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalal kala duwan ayaa u soo bandhigay...

Mashruuca Muqdisha-da Cusub oo la daah-furay

Muqdisho —  Soomaaliya oo ka soo kabaneysa burburkii iyo colaadihii ragaadiyay ayaa haatan cagta saartay dariiq dib u dhis iyo rajo cusub oo dhinaca...

Recent articles

spot_img