25.1 C
New York

Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland oo la ansixiyey

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Baarlamanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay wasiirrada cusub ee xukuumadda madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.Dowladda cusub ee Somalland ayaa shaqadeeda billaabaysa iyadoo Somalland ay ka taagan yihiin caqabado dhinaca amniga ah, iyo dagaallo u dhaxeeya qabaa’iillada qaarkood.Sahra Ciidle ayaa warbixntan diyaarisay.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img