26.7 C
Mogadishu

Tag: cusub

Midawga Afrika oo sameeyey hawlgal cusub iyo Masar oo ciidamo ku biirinaysa

War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...

Somaliya oo magcawday 12 danjire oo cusub

Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday 12 danjire oo Soomaaliya u fadhiyi doona dalalka caalamka, kadib markii lagu ansixiyey shir ay isugu yimaadeen golaha xukuumadda,...

Madaxweyne Ruto oo magacaabay wasiirro cusub

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabay 11 wasiir, 1o maalin kaddib marki uu kala diray golihiiisii hore ee wasiirrada, ka gadaal cadaadis uga...

Xarumo cusub oo loo dhisay qaar ka mid ah degmooyinka Hargeysa

Hargeysa —  Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dhamaystireen dhismeyaasha 5 xarumood kuwaasi oo ka mid ah 9-ka degmo ee ay...

Galka Baarista: Soomaaliya iyo Isticmaalka noocyada cusub ee tamarta

Barnaamijka Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay noocyada cusub ee tamarta ee hadda Soomaaliya laga adeegsanayo, taasi oo khubarada deegaanka ay...

Dowladda oo canshuur cusub kusoo rogeysa shacabka Muqdisho

Muqdisho —  Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo...

Suuqa cusub ee Waaheen oo la filayo in dhowaan xariga laga jaro

Hargeysa —  Dhismaha suuqii Waaheen ee ugu weyna Somaliland ayaa la filayaa in bilawga bisha soo socota xadhiga laga jaro sida uu VOA u...

Golaha Wasiirada Somaliland oo la horgeeyey xeerka ciqaabta ee cusub

Hargeysa —  Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland ee shalay waxa la hor geenyey Xeerka Ciqaabta Guud ee Somaliland, xeerka ayaa bedeli doona xeerka ciqaabta guud...

Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi...

Garoon diyaaradeed cusub oo laga dhisayo duleedka Muqdisho

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...

Wareysi: Dood cusub oo ka dhalatay joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya

Washington —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii sheegay in dawladda Soomaaliya filayso in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka...

Tababaraha cusub ee Fenerbahce Jose Mourinho oo gaaray Istanbul

Macalinkii labada jeer ku guuleystay koobka Champions League Jose Mourinho ayaa gaaray Istanbul, Axadii, iyada oo lagu wado in loo magacaabo tababaraha cusub...

Recent articles

spot_img