20.9 C
New York

Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?

Published:


Muqdisho — 
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi oo lagu wado inuu soo dhamaado bisha December sanadkan.Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab ayaa warbixintaan nooga diyaariyay qaabka uu noqonayo howlgalka cusub iyo wuxuu uga duwanaan doono howlgalka hadda shaqeeya ee ATMIS.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img