28.9 C
Mogadishu

Tag: yahay

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Xiisad ka dhalatay askar lagu dilay Sh/Dhexe oo xalkeeda lagu dhow yahay

Beledweyne —  Waxaa heer gebogebo ah maraya xalka fal dil ah oo askar ciidanka Soomaaliya ka tirsan dabayaaqadii bishii hore loogu gaystay deegaanka Ceel...

Muxuu ka dhigan yahay hadalka Deni ee lacagta cusub?

Garoowe —  Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in...

Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?

Muqdisho —  Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...

Muxuu yahay nuxurka buugga Madxafka Cadaabta?

Kismaayo —  Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmaya bandhigga buug uu qoray, Cabdulqadir Shire Farax oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed. Buugga oo uu...

Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Abiy ee la xiriiray helista bad?

Addis-Ababa —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay inuu...

Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...

Fallanqeyn: Muxuu ka dhigan yahay hubka ay Masar gaysay Xamar?

Muqdisho —  Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali...

Muxuu yahay howlgalka cusub ee beddeli doona ATMIS?

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka cusub ee baddali doona howlgalka nabad ilaalinta ATMIS ee Midowwga ee AfriKa Soomaaliya, kaasi...

Muxuu ka dhigan yahay is-bedelka Sanbaloolshe ee xilalka NISA?

Muqdisho —  Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Waxaa Talaadadii...

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii...

Recent articles

spot_img