19.5 C
New York

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

Published:


Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed.
Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Associated Press waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img