27.2 C
Mogadishu

Tag: qabtay

Pool robots have become remarkably capable over the last few years. What started as simple cleaners designed to remove debris from the bottom of a pool has evolved into a new category of intelligent systems...
OpenAI is laying out a future where advanced AI reaches billions of people, not only the companies and governments racing to control it. Its latest plan centers on an AI for everyone, a personal AGI...

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Baydhaba

Baydhaba —  Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ku qabtay shir looga hadlayey arrimaha amniga iyo xaaladaha bani’aadannimo.Shirkaasi ayaa waxaa sidoo kale...

Tartan dhanka Feerka ah oo lagu qabtay Hargeysa

Magaaladda Hargeysa waxaa xalay markii ugu horreysay lagu qabtay tartanka feerka, kaasoo oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland.Tartankaan ayaa...

Tababar ku saabsanaa Xoojinta Karaanka Aadanaha oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi la xiriiray tiirka arrimaha bulshada ee Karaanka Aadanaha, waxaana lagu qiimeynayay sida ugu fudud ee lagu...

Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay

Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay bandhigga buugaagta oo 17-kii sannadood ee u dambeeyey si joogta ah loogu qabanayay Hargaysa. Bandhiggan waxa ka...

Kulanka Dowladda iyo dadweynaha oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe —  Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir loogu magac daray kulanka Dowladda iyo dadweynaha. Kulankaas ayey dadkii ka qeybglay ay su’aalo ku weydiinayeen...

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe —  Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe,...

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii...

Dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Jubaland

Kismaayo —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo...

Kulamo la xiriira doorashadii qof iyo cod ee Puntland oo la qabtay

Garoowe —  Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland ee (PUNSAA) ayaa doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka dhacay kadib waxay in ka badan 10 degmo...

Recent articles

spot_img