Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe

0
177


Garoowe — 
Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe, sidoo kalana la xukumay dadki lagu soo qabtay mukhadaradkaas.Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warkaan kasoo diray Garoowe.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here