26.9 C
Mogadishu

Tag: dad

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland

Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi...

Waxaan aragnay weli dad shacab ah oo la macaamilaya Khawaarijta

Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shacab ah oo...

Faah-faahin: Dad isku qoys ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Bari

Boosaaso —  Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay lix kalena wey ku dhaawacmeen duqeyn shalay ka...

Hormuud Salaam Foundation oo dhul ugu deeqday dad barakac ah

Muqdisho —  Hay'adda samafalka maxalliga ah ee Hormuud Salam Foundation ayaa sheegtay in ay dhawaan ku deeqday dhul lagu deegaameyn doono dad ku barakacay...

Dad ku dhintay doon ku qallibantay meel u dhaw Jowhar

Jowhar —  Hal qof ayaa dhintay, mid kalana waa la la’yahay, kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u...

Waraabe dad ku dhaawacay Puntland

Wararka naga soo gaaraya tuulada Yaka ee hoos timaada magaalada Qardho ee Puntland ayaa sheegaya, in dhurwaa ama waraabe loo maleynayo in ay...

Dad xanuuno ugu dhintay Hirshabelle

Dad xanuuno ugu dhintay Hirshabelle Read More

ATMIS oo ‘baareysa’ dil dad rayid ah loogu gaystay Buulomareer

Hawlgalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay baarayaan eedo loo jeedinayo ciidankooda oo ah in ay ku lug lahaayeen dil...

Roob dabeylo watay oo dad ku dilay Borama

Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.Dabeylaha ayaa sidoo...

Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

Gaalkacyo —  Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo...

Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe

Garoowe —  Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe,...

Dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Jubaland

Kismaayo —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo...

Recent articles

spot_img