20.9 C
New York

Dad ku dhintay doon ku qallibantay meel u dhaw Jowhar

Published:


Jowhar — 
Hal qof ayaa dhintay, mid kalana waa la la’yahay, kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u dhaxeysa tuulooyinka Cumar Ismaan iyo Galleefo oo ka wada tirsan deegaannada Balcaano ee bariga magaalada Jowhar.Deegaannada Balcaano, oo ka kooban in ka badan 70 tuulo, ayaa muddo laba sanno ah go’doon ugu jirta fataahaado uu sameeyay wabiga Shabelle. Dadka deegaannadaasi ayaa isugu kala goosho doonyo yar yar oo ganacsi.Wariyaha VOA-da ee Hirshabelle, Xuseen Xasan Dhaqane ayaa arrintan ka wareystay Maxamed Cali Shuute oo ah guddoomiyaha deegaannada Balcaano.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img