20.6 C
New York

Tartan dhanka Feerka ah oo lagu qabtay Hargeysa

Published:


Magaaladda Hargeysa waxaa xalay markii ugu horreysay lagu qabtay tartanka feerka, kaasoo oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland.Tartankaan ayaa waxaa isku feeray ilaa siddeed dhalinaro oo ka qeybgalay intii uu socday, waxaana ay u daawasho tagay qaar ka mid ah taageerayaasha xiiseeya caayaaraha feerka. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Xamze Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img