20.9 C
New York

Muxuu ka dhigan yahay is-bedelka Sanbaloolshe ee xilalka NISA?

Published:


Muqdisho — 
Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi.
Waxaa Talaadadii la magacaabay, taliyayaasha cusub ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir, Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Kaaliyaha Amniga ee Hey’adda NISA.
Tallaabada oo ka dhigan isbaddal weyn oo lagu sameeyay laamo muhiim ah ka tirsan hogaannada hay’adda Nisa waxay uga dhigan tahay ama ay kusoo kordhin karto dardar-galinta ololaha amni sugidsta dalka iyo la dagaallanka Alshaab, warbixin ku saabsan waxaa noo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img