29.9 C
Mogadishu

Tag: dhigan

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Bandhigga VOA: Maxay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhacday?

Hargeysa —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda...

Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?

Muqdisho —  Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...

Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Abiy ee la xiriiray helista bad?

Addis-Ababa —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay inuu...

Fallanqeyn: Muxuu ka dhigan yahay hubka ay Masar gaysay Xamar?

Muqdisho —  Markab ay leedahay Masar ayaa magaallada Muqdisho ka dajiyay hub isugu jira qoryahah lidka diyaaradaha iyo madaafiic, sida ay sheegeen saraakiil Soomaali...

Maxay ka dhigan tahay iskaashiga Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta?

Muqdisho —  Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta...

Muxuu ka dhigan yahay is-bedelka Sanbaloolshe ee xilalka NISA?

Muqdisho —  Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Waxaa Talaadadii...

Recent articles

spot_img