Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Abiy ee la xiriiray helista bad?

0
165


Addis-Ababa — 
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go’an tahay inuu marin u helo Badda Cas, balse ay ku doonayaan hab nabdoon.Xirsi Cabdiqaadir Maxamed Xirsi Neero waxa uu horey u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Itoobiya, haatanna waa fallanqeeye ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.
Wariyaha VOA ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa weydiiyey waxa uu ka dhigan yahay hadalka Abiy Ahmed?


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here