27.4 C
New York

Muxuu yahay nuxurka buugga Madxafka Cadaabta?

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmaya bandhigga buug uu qoray, Cabdulqadir Shire Farax oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed.
Buugga oo uu qoraaga ugu magac-daray Madxafka Cadaabta ayaa ka hadlaya marxaladihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya ay soo martay, laga soo billaabo dagaalkii 1977-ki.
Wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed ayaa Cabdulqadir ku wareysatay khadka telefoonka.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img