Muxuu ka dhigan yahay hadalka Deni ee lacagta cusub?

0
157


Garoowe — 
Barnaamijkan gaarka waxa uu ku saabsan yahay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ee uu ku sheegay in Puntland ay lacag gaar ah sameysaneyso, iyo waxa uu hadalkaas ka dhigan yahay.Seynab Abuukar Maxamed ayaa Muqdisho ka soo dirtay.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here