26.6 C
New York

Somaliya oo magcawday 12 danjire oo cusub

Published:


Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday 12 danjire oo Soomaaliya u fadhiyi doona dalalka caalamka, kadib markii lagu ansixiyey shir ay isugu yimaadeen golaha xukuumadda, sidoo kale dowladda Soomaaliya sheegtay inay lacag nus milyan dollar ah ugu deeqday dadkii ku waxyeelloobay weerarkii Liido.
Saynab Abuukar ayaa warkaan noo soo dirtay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img