21.2 C
New York

Suuqa cusub ee Waaheen oo la filayo in dhowaan xariga laga jaro

Published:


Hargeysa — 
Dhismaha suuqii Waaheen ee ugu weyna Somaliland ayaa la filayaa in bilawga bisha soo socota xadhiga laga jaro sida uu VOA u sheegay xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Wiiwa oo ka mid ah gudiga dhismaha Suuqa Waaheen ahna xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa.Wariye Khadar Maxamed Cakule oo Maanta booqday Suuqa Waheen ayaa wareystay.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img