25 C
Mogadishu

Tag: cusub

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

Muqdisho —  Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la...

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay

Hargeysa —  Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir, sida lagu sheegay...

Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon

Kismaayo —  Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen...

Maxaa ka cusub tirinta codadka ee doorashadi Somaliland?

Hargeysa —  Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Axaddii shalay shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay inta badan tirinta codadka ee gobollada Somaliland. Natiijada rasmiga ah ayaa...

Ururro Soomaali ah oo caawiya Soomaalida ku cusub Canada

Ururrada Soomaalida ee ka dhisan magaalada Niagara Fallas ee gobolkan Ontario ee dalka Canada oo xuduud la leh magaalada Buffalo ee gobolka New...

Maxaa ka cusub doorashadii ka dhacday Somaliland?

Hargeysa —  Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha. Guddoomiyaha...

Martida Makarafoonka: Itoobiya iyo howlgalka cusub ee AUSSOM

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan kaalinta ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah...

Dhallinyarada Tahriibka ku timid Mareykanka oo walaac cusub la soo dersay

Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro...

Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray askar cusub, una baxay Eritrea

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xaasan Sheekh Maxamud ayaa maanta tababar ugu soo xiray Garoonka Bellidogle ee Gobolka Shabelelada Hoose cutubyo ka tirsan ciidamada Komandosta...

Aqalka Sare oo ka dooday muhiimadda lacag cusub oo ay Soomaaliya yeelato

Golaha Aqalka sare ee barlamanka Soomaaliya ayaa si kulul uga dooday saamaynta dhaqaalaha dalka uu ku yeeshay maqnaashaha lacagta shilinka Soomaaliga iyo muhiimadda...

Recent articles

spot_img